Xaj iyo Cumro
Qabanqaabo iyo adeegyo loogu talagalay dadka u safraya Xajka iyo Cumrada.
SOO DHAWOOW SABEEL AL-HARAMAIN
Waxaan kuu fududeyneynaa safarka barakaysan: garoonka diyaaradaha ayaan kaa soo qaadeynaa, Makkah iyo Madiinah ayaan ku geynaynaa, waxaan kuu qabanqaabineynaa booqashooyinka taariikhiga ah, waxaana ku bari doonaa Manasikta, adhkaarta iyo ducooyinka muhiimka ah.
SABEEL AL-HARAMAIN
Ujeeddadeennu waa in qofka Xajka ama Cumrada aadaya uu helo adeeg la isku halleyn karo, gaadiid raaxo leh, hagid wanaagsan iyo diyaar-garow diini ah.
Waxaan si gaar ah xoogga u saarnaa in qofka safarka ku baxaya uu fahmo Manasikta Xajka iyo Cumrada, adhkaarta, ducooyinka iyo acmaasha muhiimka ah.
Nagu sii baro →Makkah • Madiinah • Xaj • Cumro
ADEEGYADA MUHIIMKA AH
Qabanqaabo iyo adeegyo loogu talagalay dadka u safraya Xajka iyo Cumrada.
Garoonka diyaaradaha ayaan kaa soo qaadeynaa, kadibna hoygaaga ayaan ku geynaynaa.
Gaadiid lagu kalsoonaan karo oo lagu kala safro Makkah, Madiinah iyo goobaha kale.
Culimo Soomaaliyeed ayaa ku bari doona sida loo guto acmaasha Xajka iyo Cumrada.
Waxaan kuu qabanqaabineynaa booqashooyin lagu tago goobaha taariikhiga ah ee Makkah iyo Madiinah.
Waxaad baraneysaa adhkaarta iyo ducooyinka muhiimka ah ee safarka iyo Manasikta.
DIYAAR-GAROW DIINI AH
Koox culimo Soomaaliyeed ah ayaa ka shaqeynaysa in dadka safarka aadaya ay helaan faham cad oo ku saabsan Manasikta Xajka iyo Cumrada.
LABADA XARAM
Ku safar xasillooni iyo adeeg wanaagsan.
Booqasho, gaadiid iyo hagid ku habboon safarkaaga.
SAFARKAAGA HALKAN KA BILOW
Nala soo xiriir maanta.